Site icon Qaamuus

ereyga

Laf

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo, m.l)

1. Mid ka mid ah qalfoofta nafleyda. 2. Bur yar. 3. Qolo; jilib. 4. Qaybta adag ee ku dhex jirta miraha. 5. L.tayda (-taada, -tiisa iwm): eray sii adkaynaya qofka laga hadlay oo sheegaya in qofku qofkaas yahay ee aan cid kale la sheegayn; qofka naftiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laf

saab | waa | aalad-kabniin | baabila | ibitiiliyam | jab | jab | kaadiraac | kaadiraaci | laabtaxaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version