Site icon Qaamuus

ereyga

lafee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

Lafta madaxa jebin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafee

jab [m.l] (-bab, m.l)
(daaw.) Jab lafeed oo dhammeystiran ama bacran ah.

lafayn [m.f.dh]
eeg lafee.

madax-adhaxley [m.dh]
(c.nafl.) Faylam hoosaad ka tirsan adhaxleyda oo xubnaha ka tirsan oo dhani ay yaryaryihiin, dirxiga ayey u egyihiin, waana xayawaan biyood ku nool ciidda. Astaamahooda waxa ka mid ah a) Maskax ma leh, b) qalfoof lafeed ma leh. Tusaale: amfiyooksas. ld madax-araxley.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version