lafeyso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)1. Lafo ruugid. 2. Nafley wax ay cunto weyday meelo unuunufid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lafeyso ↴
lafeysasho [m.f.dh]
eeg lafeyso. ld lafeysad, lafeysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg