Site icon Qaamuus

ereyga

Lafjeego

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-fo jeegooyin, m.l)

(c.nafl.) Laf qaab weel godan leh ee ka mid ah qaybaha lafta madaxa oo sameysa qaarka dambe ee lafta madaxa iyo qaar ka mid ah salka lafta madaxa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lafjeego


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version