Site icon Qaamuus

ereyga

Lagas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

(fiis.) (halbeeg) Summad: Lx. halbeegga caalamiga (H.C.) ee iftiimida, le'egna iftiinka uu soo kaahiyo burqad iftiimeedka 1 luuman ah, kuna fidsan bed hal mitir labajibbaaran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lagas

jeelagasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version