Lagu-dhasho
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Xaalad qaabdarro ama cudur oo qofka ku dhasho qaabdarrada lagu dhasho waxay isugu jiraan cudurrada la dhaxlo iyo kuwa bey'addu keento.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lagu-dhasho ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg