Site icon Qaamuus

ereyga

Lallabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.

Lallabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lallabo

cunto-sumow | dheefshiid-dhiman | fuuqbax | labbalabbo | labballabbo | lablabbo | lablabboo | lablabbood | lallabbo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version