Laqanyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Liidaanyo ay keenaan baruur iyo subag badan oo la cunay; ladaadyo; lallabbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laqanyo ↴
idaad | laadadyoo | lallabo | laqanyee | laqanyoo | laqanyood | lar | liidaanyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg