Site icon Qaamuus

ereyga

laqanyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Laqanyo dareemid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laqanyoo

laadadyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld Laqanyoo.

laqanyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg laqanyoo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version