laxaadso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)ld lixaadso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh laxaadso ↴
lixaadso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Xoog yeelasho. ld laxaadso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg