Laxaamad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Macdan dhulka laga qodo, jaadad badan, jilicsan, oo marka la dhalaaliyo wax lagu alxamo.
Laxaamad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Bir iwm alxamid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laxaamad ↴
laxaamadan | laxaamadid | laxaamadnaan | laxaamadnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg