Laxmar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Galgaal, cadaad (xiddigo). 2. Dheddig (xayawaan ama dad) oo dhalmo darro darteed la cayilay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laxmar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg