Laxoox
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga laxoox ↴
birilaxooxeed | birlaxooxeed | halqaban | shubaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg