Site icon Qaamuus

ereyga

Layli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Rati aan weli rar baran. 2. Tababbaridda qof loo tababbaro hawl gaar ah.

Layli

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

1. Awr rar barid. 2. Cid tababbar siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layli

tababbar | badalli | buubaal | deys | hayimi | jarabbar | jarabbaran | kulayli | kulaylin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version