Layr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dabayl aan xoogganayn oo qabow; neecaw.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga layr ↴
callayr | gallayr | gallayrrayn | gallayrree | gallayryayn | gallayryee | layrad | layrasho | layri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg