Leber
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waxar markaas habarteed ka gurtay. 2. Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma rubuc jawaan.
Leber
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Wax lix iyo toban (16) meelood loo qaybiyey meeshood. 2. Sinta dadka ee ilmaha la saaro.
Waax, Fallar, Leber, Yaaw, Yuuc*
Waax = 1/4 Fallar = 1/8 Leber = 1/16 Yaaw = 1/32 Yuuc = 1/64
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leber ↴
lebernimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg