Site icon Qaamuus

ereyga

Leeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Ul yar oo dhuuban oo afka bir fiiqani kaga jirto oo qaansada laga gano; gamuun.

Leeb

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

(xis.) Teed kasta oo tiro ah lehna hal dhinac u tax ama hal joog u tax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leeb

daafad | qaanso | xaddi leeb | afkulleeble | dhaydhay | faleebbo | fantax | foolwaa | ilku-leeble | iskudhufasho-foolwaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version