Site icon Qaamuus

ereyga

Leegleegso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Qof fara marnaan socosho. 2. Hawl la'aan socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leegleegso

leegleegsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version