Site icon Qaamuus

ereyga

Leexo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dabayl dhacda oo cirka u kacda. 2. Ciyaar xarig geedo isu dhow labadiisa dacal lagu kala xiro oo carruurtu fuusho iskuna ruxaan. 3. Qallooc gala kurus geel.

Leexo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)

Jid lagu socday ka weecasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga leexo

dhalleexo | leexayso | qode |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version