Site icon Qaamuus

ereyga

libir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bdhay/-bray, -birtay; -bdhi)

1. Indho ka qarsoomid. 2. Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh libir

aruursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax kala firirsanaa oo meel isugu yimid ahaansho. 2. Ku a.: wax, wax kale ee uu geli karo ku libirsan ahaansho. ld urursan.

libdhid [m.f.dh]
eeg libir. ld librid.

libirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax qarsoon ahaansho.

libirsanaan [m.f.dh]
eeg libirsan. ld libirsanaansho.

libirsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld libirsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version