Site icon Qaamuus

ereyga

liciifis
(m.l)

ld laciifin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liciifis

laciifin [m.f.dh]
eeg laciifi. ld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.

liciifis-habdhis-makiineed [m.l] (-dyo, m.dh)
(fiis.) Yaaranta qotonka gariirka ayna ugu wacantahay tamarta ka lunta qaybaha gariiraya, kuna baxda ka-hortagga xoogagga isliska ama xoogagga caabbiga.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version