Lid-jidh-gale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)(baay.) Borotiin ay soo saaraan qaar ka mid ah unugyada cad cadi (Limfosaytyo), waxaanay ugu jawaabaan soo galitaanka ay jidhka soo gelayaan walxo qalaad (Lid-jidh-dhaliye), si aanay wax dhibaato ah u geysan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lid-jidh-gale ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg