Site icon Qaamuus

ereyga

Ligane

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

1. Guud ahaan waa qotome ama sammeeya xaglo qumman. 2. Xarriiq ama sallax ku qotonka xarriiq ama sallax kale.

Ligane

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)

(xis.) Xarriiq ama sallax waxaa la yiraahdaa waxa ay ligane u tahay xood haddii ay ku qotonto taabtaha xoodka halka barta ay xarriiqda iyo xoodku ku kulmaan. Tusaale ahaan, gacanka goobo wuxuu ku liganyahay meeriskaa goobo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ligane

xariq ku ligan sallax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version