Site icon Qaamuus

ereyga

ligis
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

Biyo qasan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ligis

halligis [m.dh]
ld halaagid.

waraabe-ligis [m.l]
Nooc waraabaha ka mid ah oo meesha uu qaniino aysan dhaqso bogsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version