Liibaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Khayr; baraare; guul.
Liibaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)Khayr la kulmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liibaan ↴
bashiishad | dhurow | gallad | guul | liibaanid | qaneecaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg