Site icon Qaamuus

ereyga

Liid

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. L. ah: qof jilicsan oo tabar yar. 2. Nacas, doqon.

Liid

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cid quursasho; yasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liid

daaduf | naatariyam-haydaroogsaydh | oomane | saaqidad | sab | uduufo | yiciis | annilliida | baqti-afuuf | bursaliid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version