Site icon Qaamuus

ereyga

liimo-xaali
(m.dh)

Liin bambeelmada ka yaryar liin dhanaantana ka waaweyn oo dhadhan macaan leh. ld liin-xaali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh liimo-xaali

liinmacaan [m.dh]
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan macaan leh; liimo-xaali.

liinxaali [m.dh]
ld liimo-xaali.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version