Liin-ugunji
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(bot.) Geed caleemo dhuudhuuban leh, dhala miro kulkulucsan oo midab hurdi ah leh, lana miirto biyaheeda. ld liimo-ugunji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liin-ugunji ↴
liimo-ugunji |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg