Site icon Qaamuus

ereyga

Liishaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ku aadinta hub la ridayo meel si waanagsan loogu aadiyo.

Liishaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Wax shiishid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liishaan

liishaamid | liishaannaan | liishaannaansho | toog |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version