Site icon Qaamuus

ereyga

Limfosayt

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)

(c.nafl.) Nooc ka mid ah unugyada cad cad ee dhiigga oo leh bu'ballaadhan iyo saytoobalaasam yar. Limfosaytyadu waxay ku samaysanyihiin gummudka limfka, waxaanay soo saaraan ilaa rubuc ka mid ah unugyada cad cad. Muhimad weyn ayey ku leeyihiin xagga difaaca jidhka, waxaanay masu'uul ka yihiin falgallada ka baxeed marka ay jirto nashaadin lid jidh-dhaliye si loo soo saaro lid jidh-gale.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga limfosayt

beeryaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version