Site icon Qaamuus

ereyga

Linfogaranuloomo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-mooyin, m.l)

(daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada galmada oo uu keeno kalaamiidiya; wuxuuna ku badanyahay dalalka cimilada kulul leh. Nabarka ugu horreya oo ku dhaca (cawrada) xubnaha galmada waxa weheliya qanjirbararsarcada, xididdada liinfada ee ku yaal xubnaha galmada way xirmi karaan taas oo keenta adkaansho maqaarka meeshaas.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga linfogaranuloomo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version