Site icon Qaamuus

ereyga

Liqsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. Qof wax illowsan ahaansho. 2. Wax saqraansan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga liqsan

cilmiga filiqsanaanta xayawaanka | dhiliqsan | dhiliqsanaan | dhiliqsanaansho | filiqsan | filiqsanaan | filiqsanaansho | filiqsanaanta-qawmiyadaha | laqsan | laqsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version