Site icon Qaamuus

ereyga

Lool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

1. Jaad ka mid ah dhigaha aqalada miyiga lagu dhiso. 2. Dhagax mindiyaha iwm lagu afeeyo. 3. Xarriiq dhulka gudub u gooysa oo la siman dhulbaraha. 4. ld laal¹.

Lool

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)

(juqr.) Xarriiq dhigeed ama barka goobooyinka waaweyn midkood, goobooyinkaas oo mara cirifyada, badhahana xaglo quman u gooya; xarriiqaasi ma ahin goobo buuxda maxaa yeelay waxaa jira faraq 80 oo dhig ah iyo waqti 12 sacadood ah oo u dhexeeya labada badh ee goobooyinka waaweyn ee mara cirifyada.

Lool

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

1. Awr si aan toos ahayn awr kale mici ugu dhufasho. 2. Laal ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga lool

daacuun-calooleed | daacuuncaloolo | laal | xagaa | aglool | aglool | agloolan | agloolid | agloolnaan | agloolnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version