loolin
(m.f.dh)eeg looli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh loolin ↴
daldaloolin [m.f.dh]
eeg daldalooli. ld daldaloolis, dulduleelin, dulduleelis.
daloolin [m.f.dh]
eeg dalooli. ld duleelin.
daloolin cad-hunguri [m.dh]
(daaw.) Hawl qalliimeed ee lagu sameeyo dalool hungurigacad luqunta dhexdeeda si neefta loogu furo qof ay ka xirantay sida qofka qaba: gawracatada, ama shey: (badhan, lacag iniin iwm) oo gudaha ku dhacay oo neefta xira.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg