Site icon Qaamuus

ereyga

Looyaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nasiino iyo joogsad la'aan. 2. Xasillooni la'aan; wareer.

Looyaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)

Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga looyaan

looyaamid | looyaansan | looyaansanaan | looyaansanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version