Site icon Qaamuus

ereyga

lulan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la lulay noqosho.

lulan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax la lulay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lulan

lulmid [m.f.dh]
eeg lulan¹.

lulnaan [m.f.dh]
eeg lulan². ld lulnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version