Site icon Qaamuus

ereyga

lulmo
(m.dh)

Daal iyo caajis la dareemo marka jirku hurdo u baahanyahay. ld lulo¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lulmo

lulmoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Lulmo dareemid. ld luloo.

lulmood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg lulmoo. ld lulood.

lulo [m.dh]
ld lulmo.

luloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld lulmoo.

lulood [m.l]
ld lulmood.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version