Site icon Qaamuus

ereyga

lur
(m.dh)

Dhibaato, shiddo, luggooyo.

lur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Cid dhibid, shiddayn, luggoyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh lur

luran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay; -rmi)
Wax la luray noqosho.

luran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la luray ahaansho.

lurid [m.f.dh]
eeg lur².

lurmid [m.f.dh]
eeg luran¹.

lurnaan [m.f.dh]
eeg luran². ld lurnaansho.

lurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld lurnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version