Luul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)Carrab calalinta ay carruurtu carrabka calaliso.
Luul
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Iniino kulkulucsan, sida dhagaxa u adag oo cad ama midab kale leh aadna qaali u ah, kuna dhex jira laba qalbac oo dhulman ah oo laga helo badda gudaheeda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga luul ↴
xaluul | xaluulad | xaluulasho | xaluulo | dabshid | dhuluuluc | dhuluuluc | dhuluulucid | dhuluulux | dhuluulux |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg