Maalooti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab. 2. M. ah: qof waxmatara ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maalooti ↴
magallooti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg