maanac
(m.l)1. Diidmo, oggolaansho la'aan. 2. ld maanicid.
maanac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -nici)Ka m.: cid wax ka maammnuucid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maanac ↴
maanacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
Wax la mamnuucay ahaansho.
maanacnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maanacan. ld maanacnaansho.
maanacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maanacnaan.
maanicid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maanac². ld maanac¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg