Site icon Qaamuus

ereyga

maandhe
(u.j)

Erey qof labood ah oo lala hadlayo, waalidna loo yahay, dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld maandhow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maandhe

maandhow [u.j]
ld maandhe.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version