Site icon Qaamuus

ereyga

Maansabooli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qof sheegta maanso uusan curinin. 2. ld maansabooliyid.

Maansabooli

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday)

Qof maanso aanu curin sheegasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maansabooli

maansabooliyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version