maaree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -reysay)1. Si farsama leh arrin u xallin. 2. Maar ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maaree ↴
maareeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Qof madax ka ah mashruuc weyn ama wakaalad.
maareyn [m.f.dh]
eeg maaree.
maareysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Mushkilad wax la maareeyey ahaansho. 2. Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
siyaasi [m.l] (-iin, m.dh)
1. Qof cilmiga siyaasadda yaqaan kuna shaqeeya. 2. Qof si xirfad leh arrimaha u maareeya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg