maareeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Qof madax ka ah mashruuc weyn ama wakaalad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maareeye ↴
maareysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Mushkilad wax la maareeyey ahaansho. 2. Wax daxalaysatay ahaansho (bir).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg