Site icon Qaamuus

ereyga

Maas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhul nabaadguuray. 2. Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin. 3. Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
Maaso*

Dabka ka kaca laba fiilo oo kala ah duwan (maynis iyo balaas) oo istaabtay.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maas

maal | xamaasad | almaas | damaashaad | damaashaad | damaashaadid | dhammaas | dhammaasan | dhammaasnaan | dhadmmaasnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version