maashi
(m.dh)Xoolo cid laga soo kaxaystay si loo maalo kaddibna loo celiyo. ld maal¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maashi ↴
maal [m.l]
1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.
dumaashi [m.l] (-iyaal, m.l/dh)
Nin naagta uu qabo walaasheed wax uu u yahay.
dumaashi [m.dh] (-iyaal, m.l/dh)
Qof dumar ah, waxa ay u tahay ninka walaasheed qaba.
maashii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid xoolo irmaan oo uu muddo maalo siin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg