Maaweeli
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Cid si xiiso iyo raaxo leh waqtiga ku dhaafin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maaweeli ↴
baalley | beembeeni | cunsii | dheeli | golgoley | googgaale | hambaasi | hiddiwaale | maantomaanto | maantoole |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg