Site icon Qaamuus

ereyga

Maax

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Biyo badan oo ceel ku jira, oo dhulka hoose ka soo baxay.

Maax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday)

Biyo dhex marid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maax

faafto | badmaax | dab | duraab | duraab | duud-dhadhaabeed | faarofaare | ganuun | gumaax | gumaax |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version