Site icon Qaamuus

ereyga

Mabda'

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-'yo/-baadi', m.dh)

1. Feker iyo aaraa habaysan oo cidi aamminsan tahay. 2. Aasaaska fikradaha cilmiga ah ee ku saabsan sayniska, diinta akhlaaqda iwm. 3. Ujeeddo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mabda'

ictiqaad | aragti | citiqaad | citiqaadsan | demokaraati | hantiwadaag-dawladeed | mabaadi' | mabda' | sahyuuniyad | tolweyne |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version